Friday, March 23, 2007

Somalia: BBC and Al Jazeera the voice of the Terrorist.

I government of Somalia ordered Aljazeera office in Mogadishu to close its doors, and also British Broad Cast News agency Somali section is accuse of once again being the voice of the terrorist. BBC has partook Somalis civil war for the last 16 years. Somalis once again ask the British Governmetn and its people to stop supporting Terrorists, Anarchist, Seperatist, etc in Somalia. However the British Government refuse to listen and continue their propaganda against the Peace in SOmalia. The british Government also deals with Somali republic two seperate Nations, They deal with the Governmetn of Somalia as Southern Somalia and the city of Hargeysa, which is separist intity as another Country. This is violation of the Un charter, etc. however the British Governmetn which is still after the colonial idea and is after Somalia once again refuse to comply with any Laws of the world. That is why the BBC Somali section is used as a weapon to destory any peace the Somali people reach for the past couple of years. BBC is use Public incitement, which the anarchist and the separatist use for public Incitement. VOA, Somali section, belonging to the USA has not been accuse for anything, and the public feels that it is working for peace, while the British Broadcast News is heavly involve the public incitement.

Thursday, March 22, 2007

Ismalist Victory, way to go Islamic, you barbaric evil.

Somalia When Animals Attack

3/22/2007

Somalia, More barbarity

3/22/2007

Wednesday, March 21, 2007

even the SOmali women are animals

3/21/2007 If you look very closly It is a woman who is dumbing sand on the body, and right after that it is a woman that is carrying machetta, that is walking away. So, when you hear there are Civil society getting hurt, it is just the insurgence who get hurt, and they call them civilians. Terrorist has no gender or age. According to terrorist ( islamist) website, qaadisiya.com, which was registered in Michigan USA, these people were chanting Allahu Akbar, as they drag the body of Somali soldier, who are also Muslims. Way to go ALLAHU AKBAR, your god must be great for if you call him great as you drag the body of humans, while acting as animals you god must be great! what a shitty, stupid fucked up nation, where did they get this fucking religion,because when i was in Somalia we never heard this shit, Must be imported from Saudi Arabia, and Yemen, and Arabian shitty nations. These nations are harboring the head of these terrorist can you believe it! Way to go ISLAM. what a disgrace religion, yuck Fuck your Allah Akbar.

Mogadisho is burning because of this

Seems to me the So call Hawiye reached this decision in pretext to keep their human rights violation agains the non arm civilians. Perhaps it is time to close down Mogadishu as a capital City of the Nation and just completely close down the city from the rest of the Nation. Let the civilians come out, and then Burn the city to the Ground as somoene sugested. I think that is the only way to deal with these terrorist and their suporters. Bayaan xasaasi ah oo ka soo baxay kulan ay yeesheen beelaha Hawiye Aqri Bayaanka Mogadishu 20, March.07 ( Sh.M.Network) Beelaha Hawiye ayaa ugu baaqay dowladda KMG ah ee Somalia iyo ciidamada shisheeyaha ee ku sugan caasimadda in ay ka daayaan madaafiicda lagu ridayo shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho, ka dib kulan ay ku yeesheen Hotel Amal Palaza ee degmada H/wadaag ee magaalada Muqdisho. Kulan ay maanta isugu yimaadeen in ka badan 100 xubnood oo isugu jira, odayaal dhaqameedyo, culuma udiin, waxgarad ugaasyo, aqoonyahano iyo dhalinyaro ka soo jeeda beelaha Hawiye ayaa waxaa looga hadlay marxaladda haatan uu marayo dalka. Kulankaan oo ah kii labaad oo ay yeeshaan beelaha Hawiye ayaa si kulul loogu cambaareeyay siyaasadaha dowladda KMG ah ee ku wajahan beelaha Hawiye. Nabadoon Max'ed Cabdi oo ka hadlay kulankaasi ayaa ku eedeeyay ciidamada dowladda KMG ah iyo kuwa shisheeyaha in xasuuq aan loo meel dayin oo joogto ah ay ku hayaan shacabka beelaha Hawiye ee ku nool gobolka Banadir. Waxa uu arinkaasi ku macneeyay mid aargoosi qabiil ah oo lagu barakicinayo dadka ka soo jeeda beelaha Hawiye ee ku dhaqan magaalada Muqdisho. Nabadoonka ayaa si kulul ugu nuuxnuuxsaday in beelaha Hawiye aysan faraha ka laaban doonin dhibaatooyinka lagu hayo shacabkooda maatada ah ee ku nool gobolka Banadir. Waxa uu si kulul ugu eedeeyay Madaxweyne C/laahi Yuusuf in maleeshiyooyin beeshiisa ah uu ku soo daabulay magaalada Muqdisho si ay u dhibaateeyaan shacabka ku dhaqan gobolka Banadir. Waxa uu ugu baaqay beesha caalamka in aysan dhagaha ka fureysan dhibaatooyinka ka jira caasimadda Somalia iyo waliba dhibaatada bani-aadnimo oo ay ka wadaan ciidamo uu ku tilmaamay qabiil iyo kuwa shisheeye ee ku sugan magaalada Muqdisho. Waxa uu ku booriyay ciidamada shisheeye ee ku sugan dalka in ay dhex dhexaad ka ahaadaan xaaladda dalka Somalia oo aysan koox gaar ah aysan u hiilin, isagoo si weyn u soo dhaweeyay hadalkii dhowaan ka soo yeeray afhayeenka Midowga Africa Paddy Ankunda uu ku sheegay in aysan cid gaar ah la safneyn. " Nabaddu ma ahan in madaafiic lagu laayo dadka ee waa in tuugada iyo burcadda dadka dhibaateeynaya laga qabto" ayuu hadaladiisa sii raaciyay. Sidoo kale kulankaasi ayaa waxaa ka hadlay nabadoon Axmed Diiriye iyo nabadoon Macalin Max'ed Ibraahim oo si qiiro leh uga hadlay dhibaatooyinka lagu haayo shacabka ku nool magaalada Muqdisho. Kulankaan ayaa gabgabadiisii waxaa ka soo baxay bayaan ka kooban dhowr qodob oo uu halkaasi ka jeediyay Max'ed Abshir Diiriye, waxaana uu u qornaa bayaanka sida soo socota. Bayaanka ka soo baxay kulanka beelaha Hawiye Ka dib marakii aan hubsanay xadgudubyadii iyo dilalkii dowladda KMG ah ee Somalia ay ka geysatay gobolada Baay oo xarun u aheyd dowladda. ka dib markii aan aragnay xadgudubyada isugu jira dilalka, dhaca, awood sheegashada qabiilka huwan, xabsiga sharci darrada ah iyo kufsiga haweenka ee ka dhacay magaalada Muqdisho, mudada labada bilood ah ee dowladda ay ku sugneyd magaalada Muqdisho. ka dib markii aan xaqiiqsanay ciidamada dowladda KMGa h ee Somalia ee aan sharciga aheyn kana soo horjeeda qorshaha nabadgalyada iyo xasinoonida Somalia ee golaha amaanka ee Q.M ansixiyay, kuwaas oo lagu soo gadaamay magaalada Muqdisho. ka dib markii aan aragnay soo ifbixidda ciidamada dowladda KMG ah Somalia , kuwa Ethiopia iyo Kuwa Uganda la rabo in lagu soo weeraro magaalada Muqdisho oo hooy u ah 2.5 Million Dad ah, weerarkaasi oo ka dhalan kara xasuuq, burbur iyo barakac. ka dib markii aan tixgalinay hanjabaadaha xambaarsan dhiilada dagaal, boobka hantida, xiritaanka idaacadaha xurta ah iyo isgaarsiinta ee Madaxweynaha dowladda KMG ah uu ku dhawaaqay. ka dib marakii aan aragnay in Madaxweynaha uu ka cago jiiday in uu wada hadalo nabadeed la yeesho Mas'uuliyiinta maxkamadaha, odayaasha dhaqanka, ururada bulshada, culuma udiinka, ganacsatada, waxgaradka umadda Somaliyeed, golihii maxkamadaha iyo siyaasiyiinta kala duwan sida hogaamiyayaasha kooxaha hubeysan ee hubka laga dhigay, kana doorbiday qabashada shir lagu maran habaabinayo beesha caalamka iyo masiirka umadda Somaliyeed. ka dib markii aan aragnay lacagaha been abuurka ah ee faraha badan ee lagu soo daabacayo Puntland, laguna wiiqayo guud ahaan dhaqaalaha umadda Somaliyeed gaar ahaan dhaqaalaha beesha Hawiye. Waxaanu ka codsaneynaa beesha Caalamka. In ay si deg deg ah u soo fara galiso xaaladda ba'an ee ka taagan Somalia gaar ahaan caasimadda Muqdisho, lana joojiyo weerarada huwanta ah ee lagu xasuuqayo bulshada dagan magaalada Muqdisho, weerarkaasi oo burbur naf iyo maalba leh keenay, nabadgalyada Somaliyana sii xumeynaya. In deg deg loo joojiyo xadgudubyada dowladda KMG ah ee Somalia, kuwa ciidamada Ethiopia iyo kuwa Uganda ay kula kacayaan dadka ku nool koonufrta Somalia. Ugu dambeyntii waxaan u sheegeynaa beesha caalamka iyo umadda Somaliyeed ee nabadda jecel in aan ka hortageyno iskana difaaceyno xadgudubyada iyo shirqoolada abaabulan ee ay horkaceyso dowladda KMG ah ee Somalia, taasoo aan waafaqsaneyn axdiga kMG ah ee Somalia iyo xeerarka caalamiga ah midnaba, ka dib markii ay noo cadaatay in caalamka uu iska dhagatiray baaqii qeylo dhaanta ahaa ee ka soo baxay shirweynihii beesha Hawiye, taariikhdu markii ay aheyd 6-3-2007 da. Waxaan cadeyneynaa in masiibo bani'aadnimo ay ka dhaceyso magaalada Muqdisho haddii beesha caalamka aysan si deg deg ah u soo fara galin, waxna uga qaban arinta murugsan ee koonfurta Somalia.

The Ugly Somalis, ( Mogadishu people)

The ugly Somali! do you see these wearing Hijab and the Islamic clothing! What a way to go! Barbarics 3/21/2007 Pictures from Mogadishu